تصاویر
درحال حاضر تصاویری برای این مکان ثبت نشده است!
نظرات — 2

Waqaayad aad u wanaagsan oo aan ku taxnaa ilaa 2016kii waxay ku taal meel aad u wanaagsan oo suuqa Hayes Town ah.
Masjidka ayay aad ugu dhowdahay.
Waxay ku dhex taal suuq ay Soomaalidu ku badan tahay.
Kofee aad u dhandhamayo, hilib iyo bariid aad u carfayo iyo cuntootin kale oo macaan ayaan uga bartay.
Salaadda marki la aqimo haddaad aado rakcad kuma dhaafayso sida ay ugu dhowdahay.

Well, I am not Somalian. This was my first visit and having soup, lamb and rice. It would be a pleasure of visiting Hilaac again. It was Saturday and very busy lunch time. I enjoyed it.I shall be visiting Hilaac regularly. I loved it. Yes great food